GoFundme Appeal for ATU-Daryeel for COVID-19 Treatment in Somaliland

Thanks to local Somaliland donors who have directly donated $6000.00 to ATU-Daryeel.

 

Abaarso Tech University’s ATU-Daryeel Hospital is now the first-line treatment center for COVID-19 in Somaliland under the supervision of the Somaliland Ministry of Health Development.  Abaarso Tech University is proud of its doctors, nurses, laboratory technicians, pharmacists and all support staff who have bravely stepped up when called to the challenge.

 

ATU-Daryeel is a 4-year old institution set up to help the 400,000 people in the Ga’an Libah district of Hargeisa, which encompasses many economically-stressed communities and as a teaching hospital for the university’s College of Health and Life Sciences.

 

ATU-Daryeel Hospital has the capacity to treat 100 patients at a time.  It has 4 ICU units, but only 4 ventilators.  Like all health care institutions in Somaliland, it requires a major undertaking to quickly upgrade to face the oncoming storm of COVID-19, which is just at the early stages of spreading in the population.

 

We are asking for your help.  Your donations will help us support our staff facing major hurdles in this period- stipends to cover additional costs of being separated from their families, transportation and meals, PPEs and other necessary equipment and also support for the added running costs of the hospital as all patients will be treated free.  As you all may know, Somaliland government support cannot meet all the needs of this emergency throughout the nation.

 

Please donate to support Somaliland in the COVID-19 fight by clicking this link to donate: https://charity.gofundme.com/o/en/campaign/help-somaliland-hospital-treating-covid-19

 

Dr. Ahmed H. Esa President Abaarso Tech University Hargeisa, Somaliland

-----------------------------------------------------------

 

This fundraising organized by Somaliland Community of Greater Washington, DC. Non-profit 501(3)c organization.

Jamal Yusuf Daroor
Gudoomiyaha Somaliland Community of the Greater Washington DC.

 


 


Washington, DC (www.SomalilandUSA.org). Gudida Jaaliyada Somaliland Ee Maraykanka Caasimadiisa, Washington, DC, Oo Ka Hadlaya Qaabka Ay Udhacayso Xuska 18ka May.

Guddida Somaliland Community of the Greater Washington DC ayaa sheegay inay sannadkan siwayn uxusi doonaan xuska sanad guurada 18ka May, taasi oo ay marti ku noqon doonaan fanaanina  kala ah ABDI QABOOJIYE, IYO XIISKIISA, MARWO SAHRA MOOGE..
Gudida ayaa sidaasi ku sheegay qoraal ay soo saareen  oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakada Caalamiga ah ee () waxaanu qoraalku udhibnaa sidan:-

Jaaliyadda ku dhaqan agagaarka Washington, DC. USA, waxay diyaarinayaan u dabaal-dega 18-ka May oo sannadkani kusoo beegmay kii 28aad, markaa waxaanu qorshaynaynaa inuu sannadkani noqdo mid aad uga duwan kuwii hore loo soo qaban jiray. Waxaaynu nasiib wayn u helnay
inuu inoo yimaado fanaan waa-weyn oo caanka ah ABDI QABOOJIYE, IYO XIISKIISA, MARWO SAHRA MOOGE oo ka iman doonna London, UK. 

Maadaama aanu qorshaynayno in xafladani noqoto mid aad u heersaraysa, waxaanu idinka codsanaynaa inaad caruurtiina keentan si ay inoola qayb qaatan dabaal-degan muhiimka idinkoo u soo xidhaya astaamo muujinaya dharka dhaqanka Somaliland.  Waxaanu filaynaa inaad fahamsantihiin muhiimada ay leedahay u dabaadega 28 guuraddii kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay xoriyadeeda, taas oo u baahan inaynu dhamaanteen kasoo qayb galno inagoo muujinayna farxad iyo niyad wanaag. Xuska 18-ka May waa tiirka isku haya dadweyna reer Somaliland, iyaddoo xasuusta dhibtii adka Somaliand soo gaadhay, iyo in tii oo kale laska ilaaliyo.

Waxaa inoo balan ah habeenka bishu tahay Friday May 03,  2019 saacada 7-da fiidnimo iyo idinkoo diyaar u ah habeen farxadeed.

Fanaaniintu waxay kaloo xuska 18 -ka May kala qayb galayaa April 20, 2019, jaaliyadda reer Somaliland ee gobolka Menasota, Minneapolis. 


Alleh Mehad Leh
Jamal Yusuf Daroor
Guddida Somaliland Community of the Greater Washington DC.